
(October 29, 2014)
Dubai:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa caawa fiidkii gaadhay magaalada Dubai ee wadanka isutaga imaaraadka carabta. Madaxweyne

(October 28, 2014)
Gedo:-Gedo:-Shabakada Wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Masawiro hordhac ah oo muujinaya gurmad iyo deeq ay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen ay gaarsiiyeen gobalka Gedo oo ay abaa

(October 28, 2014)
Johannesburg:-Waxaa habeenkii axada oo isniinta soo galaysay bishana ay ahayd 26 /10/2014 ka lagu soo gaba-gabeeyay masjidka wayn ee Imam shaacifi ee ku yaalo magaalada Johannesburg nadwo cilmiyeed di

(October 28, 2014)
Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somalida itoobiya ayaa soo gabagbeysay mashruuc socday mudo lix bilood ah oo kana shaqaynayay dagmada fiiq ee xarunta gobolka nogob iyo tuulada dudumacad ee

(October 28, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka Booliska ee Dekeda Magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta gacanta ku dhigeen Kunteenar laga soo buuxiyey walxaha qarxa gaar ahaan kuwa lagu xiro gawaarida ee lagu laayo shacabka

(October 28, 2014)
Mogadishu, October 28, 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika

(October 28, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta oo Talaado ah xarunta wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland Garoowe kusoo idlaaday kulan saddex bari socday oo u dhaxeeyay Saraakiil ka socda Bangiga Aduunka iyo wasaraddo iyo

(October 28, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland C/xakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Agaasimah

(October 28, 2014)
Baydhabo:-Wafdi uu hogaamiyaho Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayna ka mid yihiin 2 gole ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saak gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Wafdiga M

(October 27, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|