Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Umal (Daawo)
(October 24, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta akhriyey alaha dhowree Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana ay khudbad

(October 24, 2014)
Kismaayo:-Ciidamada Maamulka Jubba ayaa waxaa ay la wareegeen gacanta ku heynta deegaanka Cabdalle Biroole oo qiyaastii 50 km dhanka Koonfur kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada ho

(October 24, 2014)
Nairobi:-Habeenimadii xalay Waxaa Muxaadaro qiimo badan galay Sheekh Maxamed cabdi Umal Masjidka 6ka xaafadda islii wuxuuna cinwaan uga dhigay shiikhu fikrado shisheeye oo kusoo duulay islaamka iyo da Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya oo looga hadlay Ixtiraamka Culimada.[Dhagayso]
(October 24, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudba jimcadii masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi oo uu akhriyey Sh Suldaan Cabdullahi, khudbada maanta ayaa waxaa uu sheekha uga hadlay Ixtiraamka culimada

(October 23, 2014)
Boosaaso:-Mu'asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo hormarinta ayaa ka bilowday magaalada Boosaaso gaar ahaan masjidka weyn ee Al- rowda,Olole gurmad loogu fidinayo dadka ku dhaqan deegannada Gedo ee ku wa Machadka (HESPI) oo shir looga hadlayo Federalka ku qabtay Addis-Abba
(October 23, 2014)
Addis:-Machadka siyaasada dhaqaalaha iyo Bulshada ee geeska afrika (HESPI), oo uu ka yahay Managing Director iyo Cilmi baare Dr.Cali Ciise Cabdi ayaa waxaa ku qabanayaa magaalada Addis -Abba dood ci

(October 23, 2014)
Garoowe:-Doorashada Gudoomiayaha Ardada jaamacadda Bariga Africa faraceeda Garoowe ayaa waxaa isutaagay 4 musharax oo ah Daa'ud Sakariye Xirsi, Jamaal Daahir Aadan, C/wahaab Bashiir Nuur iyo Maxamed C

(October 23, 2014)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa shir Gudoomiyey Madaxweyne ku xigeenka ahna ku Simaha Madaxwenaha Dowladda Puntland C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey. Shirk

(October 23, 2014)
Ceelbuur:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar aan horay loo si shaacin waxaa ku tegay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

(October 23, 2014)
London:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa London kula kulmey qaar ka mid ah madaxda jaaliyadaha ku nool qaaradda yurub oo booqasho ugu yimid. Madaxweynuhu wuxuu ka qayb galay shi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|