Shirka Golaha wasiirada Puntland oo laga soo saaray Go’aamo
October 23, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa shir Gudoomiyey Madaxweyne ku xigeenka ahna ku Simaha Madaxwenaha Dowladda Puntland C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey. Shirku mudadii uu socday waxaa si adag oo qota dheer looga hadlay Arrimaha amniga Guud ee Dalka iyo Warbixino laga dhagaystay Gudigii Wasiiradda ee kormeerka shaqo ku tagey deegaanka Galgala.
Hoos ka akhriso Go’aamadii ka soo baxay Shirka Golaha wasiirrada ee Puntland no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net