Al-shabaab oo weeraray Saldhigii ugu weynaa ee Ciidanka AMISOM ee Muqdisho

December 25, 2014 - Written by Editor

xalaneMuqdisho:-Waxaa maanta weerar ay Al-shabaab la bartilmaamsadeeen Saldhiga ugu weynaa ee ciidanka AMISOM ee ku yaal Xalane , weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay dhinac danbe ee Xerada Xalane iyadoo ciidanka AMISOM iyo ciidankii Al-shabaab uu dhexmaray iska horimaad xooggan.

Idaacadda VOA- oo waraystay Afhayeenka ciidanka AMISOM Cali Aadan Xaamud ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo khasaaraha soo gaaray ciidanka AMISOM isagoo ku nuux nuux saday in ay iska caabiyeen weerarka lagu qaaday Saldhiga ugu weynaa ee ciidanka AMISOM ee ku yaal Xalane.

Dhinaca kale Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raag Cali Dheere oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ay khasaaro fara badan ay gaarsiiyeen ciidanka AMISOM ee ku sugnaa xerada Xalane.

Afhayeenka kooxda Al-shabaab  ayaa xusay in guul ay ka gaareen weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga ciidanka AMISOM iyagoo ku dilay Saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM iyo kuwa reer Galbeedka oo ku lahaa saldhigyo qarsoodi ah oo lagu xiro muslimiinta geeska afrika.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online