Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Imaamu Shaafici oo Maanta u Fadhiistay Imtixaankii Teeramka Dhexe (Masawiro)‏

December 30, 2014 - Written by Editor

9Laascaanood:-Waxaa Maanta Ka Bilowmay Imtixaanadii Teeramka Dhexe ee Sanandka Dugsiyeedka 2014/2015 Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici Magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool .

Imtixaanka Waxaa uu Ardayda U Bilaamay Maanta oo ah (Arbaca ) isaga oo Maalmaha Soo Socda uu Socon Doono Lana Soo afmeeri doono Dabayaaaqada Todobaadka Soo Socda. hadii Alle idmo .

Ardayda oo Imtixaanka u kala galaya Qaybo Kala duwan oo Kala Geli Doona Sadexda Galin ee Maalintii , Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici oo Laascaanood laga aas aasey Sanadkii 1996 waana Dugsigii Hoose ee dhexe oo Ka mida Dugsiyada Waawayn ee Ugu Tirada Badan uguna Tayada Wanaagsan ee Dugsiyada Hoose dhexe ee Laascaanood Wuxuu Dugsiganai Soo Saaraay 19 kii Sano ee u danbeeyey Boqollaal arday oo Qarkood Dhameeyeen Jaamcadaha , Dugsiyada Sarena Wax ka bartaan. Tirada Guud ee Ardayda Wax ka barta Dugisgan ayaa Ah 1000 Arday.iyadoo ka qalin jabinyeen 15 Dufco Ardaydii dhameysey kana qalin jebiyay kor u dhaafeen 1200 oo Arday , oo isugu jira wiilal iyo Hablo .

no images were found

Maamulaha Guud ee Dugssiag imaamu Shaafici Sh C/Laahi maxamuud Maahir oo ah Shakhsi aad u Fir fircoon ayaaa Ahaa Maamulihii Ku Guulaystay inuu Dugsigu Ku Tallaabsado Hormar Dhinacyo badan Taabanaya .

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online