Khatarta U dabaal dega Sanadka cusub waa muxaadaraad xul ah.[Dhamaad]

December 31, 2014 - Written by Editor

masjidBoosaaso:-Waa muxaadaraad iyo waraysi  ku saabsan  u dabaal dega sanadka cusub ee miilaadiga  iyo ciidaha gaalada arin kaas oo ah mid aan waafaqsanayn shareecada Islaamka.
Culimada Soomaaliyeed ayaa ka degay in bulshada Soomaaliyeed ay ka fogaadaan shirqoolada la doonayo in looga mari habaabiyo diintooda qiimaha badan ee Islaamka ah ayna ka fogaadaan wax aan diinta islaamku aysan ku banaanayna oo haddii ay dadku ku dhacaan ay khatar noqonayso in ay dadku ku halaagsamaan aduun iyo aakhiro.

Culimada soomaaliyeed ayaa dibaada iyo gudaha ka bilaabaty wacyi gelin ay dadweyanaha soomaaliyeed uga digayaan in ay u dabaal degaan sanadka cusub iyo ciidaha gaalada .

Hoos ka Dhagayso muxaadaraad xul ah oo aan idiin soo xulnay oo ay jeedinayaan culimo kale duwan Radio Halgan.live

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online