Maamulka Jubbaland iyo Maamulka Koonfur galbeed oo heshiis wada saxiixday (Akhriso)
December 29, 2014 - Written by EditorKismaayo:-Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku kala saxiixday heshiis wada shaqayneed heshiiska ayaa waxaa laba dhinac u kala saxiixay Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe )Madaxweynaha Jubaland iyo Shariif Sh Aden Madaxweynaha koonfur galbeed ee Soomaaliya
Labada Maamul Gobaleed ayaa waxaa ay ku heshiiyeen ka wada shaqeynta dhinacyada ammaanka, siyaasada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.
Hoos ka akhriso heshiiska ay wada gareen Maamulka Juba land iyo Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya no images were found
Cabdi Yare
Kismaayo