Maamulka Jubbaland iyo Maamulka Koonfur galbeed oo heshiis wada saxiixday (Akhriso)

December 29, 2014 - Written by Editor

heshiisKismaayo:-Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jubaland  ayaa maanta magaalada Kismaayo  ku kala saxiixday heshiis wada shaqayneed heshiiska ayaa waxaa laba dhinac u kala saxiixay Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe )Madaxweynaha Jubaland iyo Shariif Sh Aden Madaxweynaha koonfur galbeed ee Soomaaliya

Labada Maamul Gobaleed ayaa waxaa ay ku heshiiyeen ka wada shaqeynta  dhinacyada ammaanka, siyaasada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Hoos ka akhriso heshiiska ay wada gareen Maamulka Juba land iyo Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya

no images were found


Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online