Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

December 31, 2014 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu socdaal ku tagay dalka Masar oo uu kulamo kala duwan la soo qaatay  madaxada dalka Masar.

Wafdiga Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde  Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,Gudoomiyaha Baarlamaanka,Prof Jawaari  Xildhibaano iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa dalka Masar waxaa uu kulan gaar ah uu la yeeshay dhiggiisa dalka Masar Abdifattah al-Siis ,Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta iyo Sheekha Al-Azhar

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online