Mutamar Islaami ah oo ka bilaabanaya Cape Town iyo Radio Halgan oo Live u tabin doona

December 30, 2014 - Written by Editor

jadwalka-Mu'tamarka-5aad-eeCape Town:- Mu’tamarkii shanaad ee Jaaliyadda K/Afrika wejigiisii labaad ayaa ka furmaya Maalinta Talaadada oo bishu tahay 30/12/2014 Magaalada Cape Town ee ah caasimada Gobolka Western Cape.
Barnaamijyada Mu’tamarka sannadkan ee Cape Town oo ku bixi doona Luqadaha Soomaaliga iyo English-ka waxay u qabsoomi doonaan sidan soo socota:
• Muxaadaraadka Af-soomaaliga ku baxaya waxaa saldhig u noqon doona Masaajidda Sunnah iyo Salaam ee Bellville.
• Waxaa muxaadaraadkaa garab socon doonaa Dawrooyin Cilmiyeed loo qaban doono:
1. Dumarka
2. Dhallinyarada Dacwada
3. Ardayda Jaamacadaha, Iskuulada & Dugsiyada.
• Qaar ka mid ah Culumada ayaa sidoo kale Duruus ku baxaysa luqadda English-ka kasoo jeedin doona Masjidka Qudus (Gatesville) oo ah masjidka ugu weyn Cape Town iyo Idaacadda caanka ah ee Radio Voice of the Cape oo ka soo gasha Mawjadda 91.3 FM. waxaa kale oo si live ah looga dhageysan doonaa inshalaah Radio Halgan iyo Radio Xikma oo ka howl gala deegaanada Puntland .

Hoos ka Daawo Jadwalka Mutamarkii 5aad ee Sout Afrika oo qeybtii 2aad oo ka bilaabanaya magaalada Cape Town.

no images were found

Xafiiska Guud ee Warfaafinta Albayaan (Cape Town)
Xafiisdka Guud ee Albayaan (Western Cape)

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online