Live u Dhageyso Baraamijta Idaacadda Al-xikma ee Puntland.[Dhageyso Live]

December 16, 2014 - Written by Editor

xikmaGaroowe:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland in ay si live ah uga dhageysan karaan  Radio Halgan idaacada Islaamiga ee Xikma oo xarumo kala duwan ku leh deegaanada Puntland waxaan kale oo ay Radio Halgan ka bixi doona kana dhageysan kartaan dhamaan baraamijta ka baxa Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma.

Waxaa kale oo dhawaan aad ka dhageysan doontaa Radio Halgan Live Idaacada Islaamiga Al-Nuur oo xarun ku leh magaalada Muqdisho lagana dhageyso gobalada Koonfureed . Waxaa kale oo aad muxaadarada si dhib yar aad uga dhageysan doontaa Telfankaaga gacanta waxaad kaliya oo aad u baahan tahay in aan soo gishato telfankaaga barnaamijka Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live .

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma ee Garoowe

ama Halkaan ka Dhagayso

Radio_alnurHalkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live
Garoowe, Nuur Jaamac Aden

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online