Safarkii Wariyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ee Puntland.[Dhagayso]
December 31, 2014 - Written by EditorXaafuun:-Waxaa dhawaan safar shaqo ku tegay deegaanada Puntland weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu , waxaan safariisa uu ka soo bilaabay magaalada Gaalkacyo ilaa Xaafuun isagoo dhulka maraya waxaan uu ku safray dhul gaaraya ilaa 1000 KM. Weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ayaa socdaalkiisa shaqo waxaa uu u jeedkiisa uu ahaa in uu warbixin ka soo diyaariyo sanadguuradii 10-aad ee ka soo wareegatay markii ay duufaantii Tsunami ee ku dhufatay qeybo ka mid ah gobolka Bari ee Soomaaliya.
Hoos ka Dhagayso warbixinta Weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu
[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/m8wwgf4glv/puntland_trip_au_bb.mp3]Wariye Maxamed Ibrahim Macalimu
BBC, Garoowe