Sh.Bashiir Axmed Salaad oo xalay hooyadiis ku geeriyootay magaalada Muqdisho

December 29, 2014 - Written by Editor

tacsiMuqdisho:– Maamulka iyo wariyaasha Halgan.net waxay halkaan tacsi uga dirayaan Fadiilat Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ay xalay hooyadiis Xaliimo Caafi Guuleed ay ku geeriyootay magaalada Muqdisho waxaana alle uga baryeynaa in uu janatul Fardowsa ka waraabiyo hooyo Xaliimo Caafi Guuleed.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa Hooyadiis in mudo waxay ku xanuunsaneed magaalada Muqdisho ,waxaan alle ka baryeynaa in ku arzaaqo Sheekha iyo dhamaan ehelada ay ka geeriyootay hooyo Xaliimo Caafi Guuleed  sabar iyo Iiimaan.

Maamulka Halgan.net
Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online