Walaaal ka qayb qaado Dhismaha Machadka Khadiija ee Laascaanood.[Masawiro/Video]‏

December 12, 2014 - Written by Editor

3Laascaanood:- Culimada Waawayn ee Ku Dhaqan Goblka Sool ayaa Baq u direy Ummada Islaamka Gaar ahaan Somalida inay Ka Qayb Qaataan Dhismaha Machadka Wayn ee Diinta Lagu barto ,Kaasoo ah Ka Ugu Tirada badan ardayda Barata Diiinta ee Goblka Sool iyadoo ay Dhigtaan Arday Kor u dhaafaya 1800, oo arday.

Machadka Khadiija ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool , Waa Machadka Lagu Barto Shareecada Islaam,Wuxuu Gaar u yahay Dumarka iyadoo ay Wada Dhgtaan Dumarka Waa wayan iyo Kuwo Yar yarba , Sidoo Kale Waxaa Habeenkii Wax Ku Barta Wiilasha Dhallinyarada ah ee Gobolka Sool .

Machadkan oo ay Wax ka bartaan Boqollaal arday oo 90 % ay yihiin Dumar, inta alena ay yihiin Wiilal. Tirada Dhitaga Guud ahaan Wuxuu gaadhayaa Machadka iyo Faracyadiisa Wax ka Badan 1800 oo arday , Dhismaha Machadka oo ku Filnaan waayey awgeed ayaa Qayb ka mida Shismaha Machadka La dumiyey Si loo ballaadhiyo baaxada uu ku fadhiyo Machadku. ardaydana u qaado.

Hadab Maamulka Machadka iyo Gudiga Shismaha Machadka oo uu Ka mid yahay Shiikh Maxamuud Maxamed Xalliike ayaa Sheegey in Dhismaha Machadka Lagu Qiyaasey Inta la dumiyey si loo dhiso 120,000 (Boqlo iyo Labaatan Kun) oo Dollar.

Walaalha Muxsiniinta ah ee Ku Dhaqan Daaafaha Dunida Waxaa Laga Codsanayaa inay Ka qayb qaataan Dhismaha Machadka , Si Alle uu u siyo Deeqdiisa Ballaadhan ee aduun iyo Aakhiroba.

no images were found

Hoos ka Daawo kana qayb qaado Muuqaalka Dhismaha Machadka Khadiija ee Dacwada iyo Hanuunita ee Laascaanood oo dunsan

Hadaba Walaalaha Muslimiinta Gaar ahaan Somalida Waxaa Laga cidsanayaa inay ka qayb qaataan Dhismaha Machadka iyadoo La Dooayo In Dhismihiisa uu La dhameeyo Bilaha Soo Socda ee Sanadka Cusub. Maamulaha iyo Mushrifka Machadka Sh Xuseen Macallin Ibraahim iyo Sh Maxamuud Maxmed Xalliike ayaa Laga Xidhiidhayaa Wixii Faah Faahin ah ee Waxaad Kal Xidhiidhaan.

1. Shiikh Maxamuud Xalliike 252634496324 ama 252634118648

2. Xuseen Macallin Ibraahim 252634496316

Hoos Ka Daawo DHISMAHA MACHADKA KHADIIHA WALAAL KA QAYB QAADO

Mawliid Ismaciil
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online