
(July 2, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari qaxooti ka yimid dalka Yeman oo lagu qiyaasay in ka badan 3502 qof, Qaxootigaan oo u badan Soomaali ayaa waxaa dekkadda Muk

(July 2, 2015)
Muqdisho, 02, July, 2015...Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaa kulanka qaybtiisa hore shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cuma

(July 2, 2015)
Garoowe:-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Deegaanka , Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland Mudane Cali Cabdllaahi Warsame ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-7-2015 lagu dhaariyey aqalka Madaxtooyada Dawlad

(July 2, 2015)
Boosaaso:-Mu’asasada dacwada iyo horimarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii qur’aan akhriska ee Ardayda Magaalada Boosaaso. Tartankaan oo labadii ma

(July 2, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda Amaanka, mashaariicda horumarineed ee ka soconaya guud ahaan Gobollada Puntland, u diyaargarowga koowda Agoosto,

(July 2, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal oo gacan ka helaysa Hay'adda Khayriga ee Cumaan Jaaranti oo laga leeyahay Wadanka Cumaan ay u qaybiyeen raashin dad gaaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|