
(July 3, 2015)
Nairobi:-Sheekh Cali Wajiz ayaa maanta waxaa uu Khudbadii Jimce kaga hadlay bisha Ramadaanku in ay tahay guusha Muslimiinta waxaan uu Sheekh Cali Wajiz ayaa ku dheeraaday guulihii ay gaareen Muslimiin Dowladda Puntland oo Madaxweynaha DDSI u dirtay Hambalyo Bogaadin
(July 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Madaxweynaha Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golaha Dhexe ee Fataawaa(su’aalo iyo jawaabo) Sh Maxamuud Maxamed Shibli[Daawo]
(July 3, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa fataawadii u danbeesay ee ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, waxa su'aalaha diiniga ah oo aad u mihimsan ka jawaabaayo Sh Maxamuud Maxamed Shibli

(July 3, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheek

(July 3, 2015)
Johannesburg:-Waxaa booqasho dacwo inoogu yimid dalkan Koonfur Afrika Sh. Dr Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo ah Guddomiyaha guud ee Majlis Imaam Waqooyiga Ameerika Xaruntiisuna tahay magaalda Minnesota e

(July 3, 2015)
Qardho:-Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo horumarinta bulshada iyo wasaarada cadaalada dowlada Puntland ayaa deeq raashiin ah soo gaarsiiyay 1000 Qoys oo isugu jira Qoxootiga Yamani yiinta, Barak

(July 3, 2015)
Garoowe:-Qabyaaladdu iyada oo xun ayay sii kala liidataa. Iyada oo foolxun qof kasta oo ku dhaqma ayay ku sii kala fool xuntahay dadka. Tusaale ahaan qabyaaladda ay falaan sheekha, aqoonyahanka iyo qo

(July 3, 2015)
Helsinki:-Iyadoo ay jirto in bisha barakaysan ee Ramadaan ay wadato risaalo weyn oo nafta ku tarbiyaynaysa Alle ka cabsi, hufnaan iyo in ay naftu u gudubto xaalad ka wanaagsan tii ay ku sugnayd Ramada

(July 3, 2015)
Nairobi:-Sh.Cabdulqaadir Boobe ayaa dadka muslimiinta ah ku booriyey iney badi yaan baryada rabbi. Sheekha ayaa sheegay in baryada rabbi ay ka mid tahay cibaada diisa, isla markaana uu Illaahay jecel
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|