Barmaamij Ciid Mubaark ee Idaacadda Al-xikma iyo culimo marti u ah.[Dhagayso]
July 18, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Barnaamijka Ciid wanaagsan waxaa Idaacadda Al-Xikma xarunteeda dhexe ee Garowe lagu qabtay maalmaha Ciidda waxayna Idaacadu Barmaamij Ciid Mubaark ku casuntay qaybo ka mid ah Culimadda Soomaali yeed hadba Intii u suurta gasha.
Waxaana Culimaddu direen Tahniyad ku aadan Ciidda waxayna islamarkaan kaga faa iidaystaan hadba fariintii ay jecel yihiin In aya umadda gaar siiyaan Iyagoo Cabiraya waqtiga lagu jiro iyo siddii Umadda looga digi lahaa waxay ku halaagsamayso Isla markaana waxay ugu yeeraan waxay umadi ku gaarto Liibaan dhamaanteed.
Waxaana idaacadda Qur’aanka Kariimka Al-Xikma xarunteeda dhexe ee Garowe Ciid daan u suurta gashay in ay xiriir la samayso Culimada kala ah.
1. Sh Daahir Aw Cabdi Aw Axmed
2. Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf
3. Sh Maxamed Macalim Axmed
4. Sh Mukhtaar Axmed Faarax
5.Sh Maxamuud Shible oo lasoo gaarsiiyay tahniyada Uu Sanadkaan umada udiray .
Hooska Dhagayso Codkii Culimadda waxaa Idiin Soo diyaarisay Idaacadda Qur’aanka kariimkaa Al-Xikma Iyo Halgan.Net
[audio: http://www.alminhaaj.com/minhaaj/wp-content/uploads/2015/07/Barnaamijka-Ciid-MubaarakEe-Culumada-Soomaaliyeed-By-Nuur-Jaamac-Aadan.mp3]Waxaa Idiin soo saaray
Nuur Jaamac Aadan (Garowe)