Golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo shir ku yeeshay Garoowe.[Masawiro]
July 2, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda Amaanka, mashaariicda horumarineed ee ka soconaya guud ahaan Gobollada Puntland, u diyaargarowga koowda Agoosto, arrimaha Gobollada dhexe, sharci ahaanshaha iyo meel marinta xeerarka heer Federaal iyo Warbixino .
Hoos ka akhriso qodobada ka soo baxay Shirka golaha xukuumada ee dowlada Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net