Ha la islaaliyo nabad gelyada dowladduna ha hogaamiso Islaan Ciise Islaan Maxamed.[Dhagayso]

July 17, 2015 - Written by Editor

islaanGaroowe:-Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa maanta Salaadii ciid ka dib waxaa umada Soomaaliyeed ugu duceeyey khaatumo wanaagsan Allena uu ka aqblo cibaadadii soonka , Islaan Ciise ayaa sidoo kale ugu duceeyey in alle Soomaali u soo cesho midnimo buuxdo iyo wada jir.

Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa madaxda Soomaalida gaar ahaan Puntland , Jubaland , iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay fuliyaan wixii ay ku dhaarteen oo ah Soomaalinimo.

Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa sidoo kale ugu baaqay shacabka Puntland in ay ku fara adaygaan amaanka iyo nabadgelyada iyadoo ay arrinkaas ay hogaaminayso madaxda Dowladda Puntland ayna ka soo baxda wixii loo igmaday oo ah hogaamin toosan.

[audio: http://Halgan.net/Mp3/Islaan-Ciise-Khudbada-Ciidul-fidriga-.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online