Madaxweynaha DFS oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga.[Dhageyso]

July 16, 2015 - Written by Editor

MadaxweynahaMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda Soonfur ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu Alle uga baryay in soonkii iyo Salaaddii u ka aqbalo Ummadda Muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa ku booriyey Ummadda Soomaaliyeed in ay is cafiyaan oo ay isa saamaxaan, isla markaana ay ka wada shaqeeyaan sidii midnimadooda loo xoojin lahaa, isagoo ku baaqay in laga wada shaqeeyo arrimaha dib u heshisiinta oo waxkasta lagu dhameeyo wada hadal iyo is afgarad.

Hoos ka Dhagayso Hambalyada ciida soonfur ee uu diray Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh

[audio: http://Halgan.net/Mp3/Hambalyoxassan.mp3]

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online