Madaxweynaha Puntland oo Hambalyada Ciidul Fitriga u direy shacabka Soomaaliyeed.[Dhagayso]

July 16, 2015 - Written by Editor

IMG_1137Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa hambalyo ku aadan maalinta Ciidul Fitriga u direy guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha Puntland ee ku nool dalka gudahiisa iyo dibada.

Madaxweyne Gaas ayaa yiri ” “Ciid Mubaarak , Ciid Mubaark anigoo ku hadlay magac dowladda Puntland in aan hambalyada ciida Soonfur u diro dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay jooga guud ahaan gaar ahaan dadweynaha reer Puntland anigoo u rajeyna in Alle naga aqblo soonkii dalkeena alle noo dejiyo guul iyo midnimo aan ku gaarno ciidaha kale.

Hoos ka Dhagayso hambalyadii ciida Soonfur ee uu diray Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Gaas

[audio: https://halgan.net/Mp3/Gaasciid.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online