Shirkii Golaha wasiirada Dawladda Puntland oo qodobo laga soo saaray.[Masawiro]
July 9, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir-gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas waxaa maanta looga hadlay Xaaladda Amaanka, Gudiyada ay ansixiyeen Dawladda Federaalka, Bamaamijka New Deal-ka, Xaaladda Gobolka Mudug iyo Warbixino.
no images were found
Hoos ka eeg warsaxaafeeda ka soo baxay shirka Golaha xukuumadda ee Puntland
no images were found no images were found
M_M_Deeq
Hagan.net