Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo maanta looga hadlay arrimaha Amniga, Xeerka Diiwaan gelinta Shirkadaha Dhismaha

July 23, 2015 - Written by Editor

IMG_3062-Garoowe:-Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo suu shir-gudoominayey maanta Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Xaaladda Nabad-gelyada Puntland, Xeerka Diiwaan gelinta Shirkadaha Dhismaha, Xaaladda Gobolka Gardafuu,iyo Warbiximo.

Hoos ka Daawo Shirkii Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo maanta looga hadlay arrimaha Amniga

no images were found

 

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online