Sidee maanta looga ciiday magaalada Laascaanood.[Video/Masawiro]

July 17, 2015 - Written by Editor

3Laascaanood:-Magaalada Laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciida ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar ayadoo ay jirtay goobo kale oo ay dad weynuhu ku tukadeen sida Musallaha iyo qaar ka mid ah masaajida magaalada Laascaanood.

Culimada magaalada Laascaanood oo bulshada u soo jeediyay wacdi iyo waano ku saabsan in Alle SW La caabudo , iyo lagu xidhnaado mar walba Alle. Haddaba qaar ka mida bulshada ku dhqan magaalada ayaa si wayn hambalyo iyo bogaadin u diray ummada Islaamka , gaar ahaan Ummada Soomaaaliyeed meelay joogaanba .

no images were found

Si kastaba ha ahaatee Dadweynaha magaalada Boosaso ayaa maanta si isku mid ah uciiday, waxaana magaalada lagu dhex arkayey dadweyne farabadan oo ay ka uuqato farxada ciidka.

Hoos ka Daawo sidda looga ciiday magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool

En Mawliidd Isma Haradigeed

Laascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online