Soonku waa fursadii aad sigaarka ku joojin laheyd Sh Abdirisaq Sugule.[Daawo]
July 3, 2015 - Written by EditorHelsinki:-Iyadoo ay jirto in bisha barakaysan ee Ramadaan ay wadato risaalo weyn oo nafta ku tarbiyaynaysa Alle ka cabsi, hufnaan iyo in ay naftu u gudubto xaalad ka wanaagsan tii ay ku sugnayd Ramadaanka ka hor, ayay haddana waxaa ay tahay munaasabad looga bixi karo amaba looga takhallusi karo caadaadka xun-xun. Si kale haddii loo dhigo waxaan oran karnaa waa kacaankii sixitaanka ee habdhaqanka nolosha qofka muslimka ah, waa fursad qaali ah oo nolosha lagu habayn karo, laguna kaalmeyn karo in ay ka baxdo qaskii iyo fowdadii ay ku jirtay Ramadaanka ka hor.
Hoos ka Daawo muxaadaradii Soonku waa fursadii aad sigaarka ku joojin laheyd Sh Abdirizaq Sugule
Halgan.net