Tartan aqooneed loo qabtay ilaa 6 xaafadood ee degmada Dhahar oo la soo afmeeray.[Masawiro]

July 21, 2015 - Written by Editor

1Dhahar:-Magaalada dhahar waxaa lagu soo gabagabeeyey tartan aqooneed loo qabtay lixda xaafadood ee degmada dhahar kaas oo soconayey bisha ramadaan ee ina dhaaftay. tartankaan ayaa waxaa maal gelintiisa ka qayb qaatay shirkadda Golis, iyo ganacsatada magaalada Dhahar waxaa sidoo kale baahinay say Idaacadda al-xikma Dhahar.

Xafladaan oo ka dhacday dugsiga dhexe ee Mubaarik Dhahar ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadweyne aad u tira badan oo isugu jira madaxda gobolka haylaan, bahda wax barashada, waalidiinta, hooyooyinka ganacsatada Mu’ssasadda Al-minhaaj, iyo shirkada Golis.

Tartankaan oo soo socday bisha ramadaan ayaa waxaa isugu soo haray labada xaafadood ee kala ah x.Horseed iyo x.Hodman ee isla degmada Dhahar. Labadaan xaafadood ayaa lagu tartansiiyey isla goobta ay xafladu ka dhacaysey fool kafool waxaana halkaas guushu ku raacaday xaafada Horseed ee degmada Dhahar, halka xaafada Hodman ay gashay kaalinta labaad  xaafada new-Dhaharna ay gashay kaalinta saddexaad.

Dhamaan xaafadahaan ayaa lagudoon siiyey abaal marimo qiimahoodu aad u sareeyaan oo isgu jira jeegag lacag ah, shahaado sharafyo iyo bilado.

no images were found

Mu’ssadda Al-Minhaaj
Dhahar,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online