![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/idaacdda1.jpg)
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee Rixaabul Quraan ah oo ka baxa Idaacada Al-nuur ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya maalin walba oo Khamiis ah waxaan daadi hinaya Wariye
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/IMG_5098.jpg)
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamul
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/20150831_100910.jpg)
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo halkaas
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/dhaxalsuge.jpg)
(August 31, 2015)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay dhaxal sugaha dowladda isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/Jawaari1.jpg)
(August 31, 2015)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Muqdisho loogana hadlayey dib u eegista Dastuurka Qabyada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/20150829_135722.jpg)
(August 30, 2015)
Leicester:-Waxaa shalay loogu qabtay Xaflad Qalin jabin Quraan Masjidka Ibu Cutheymiin 14 arday oo dhameeyey Quraanka Kariimka ah, Xafladaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/laska.jpg)
(August 30, 2015)
Laascaanood:-Inta badan burburkii dawadii Somalia ka dib waxaa bur bur ballaadhan uu ku yimid dhamaan qaybaha kala duwan ee nololsha dadka Soomaaliyeed , marka laga reebo diintooda oo aanay wax isbede
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/medium_2qP9GLr3.jpg)
(August 30, 2015)
Kismaayo:-Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/IMG_2485.jpg)
(August 30, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-8-2015 magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka dhagax dhigay Xarunta Madaxtooya
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/08/118_7679.jpg)
(August 30, 2015)
Waaciye: xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga hoose dhexe ee degmada waaciye galabnimadii jimcaha 28/8/2015, xafladdan oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan qaybah
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|