Xafladii Sanadguurada17aad markii la aasaasay Puntland oo ka socoto caawa xarunta Madaxtooyada Puntland.
(August 1, 2015)
Garoowe:-Waxaa ka socda xarunta Madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe xaflad lagu xusayo sanadguuradii 17aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay maamulka Puntland ,xafladaan oo ay ka soo qayb
Wajiga 1-aad ee gurmadka qaxootiga Yemen oo la soo gaba-gabeeyey iyo guddiga Qaranka oo Lacag wareejiyey.[Video/Masawiro]
(August 1, 2015)
Boosaaso:-Waxaa lasoo gabagebeeyay wejigii 1aad howlgalkii lagu badbaadinayay qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yeman, iyadoo loo diyaar garoobayo wejiga labaad ee badbaadinta dadkaas. Kulan ay maanta
Mutamarka 23aad ee ka socda magaalada Aarus oo galay maalintii 3aad (Masawiro)
(August 1, 2015)
Aarus:-Waxaa si habsame leh uga socda magaalada Aarus ee caasimada labaad ee dalka Denmarka Mutamarki Islaamiga ahaa ee 23aad ee sanad walba lagu qabto wadamada Iskandinavianka waxaana saaka muxaadari
Shukri Cali Yaasiin Ali Keenadiid oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(August 1, 2015)
Muqdsho:-Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan si murugo leh uga tacsiyeyneynaa Shukri Cali Yaasiin Ali Keenadiid oo gacan ka gardarani ay xalay ku dishay magaalada Muqdisho. Shukri waxay ah