
(September 30, 2015)
Cape town:-Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa gabay qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Sheekh Maxamuud Maxamed Adar waxaan uu gabaygu taabanayaa xaalada murugsan ee jirta dalka Soomaaliya isagoo abwaanku

(September 30, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laasccaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maalinadii shaaly ka anbabaxay gudi nabadayn oo uu hogaaminayo shiikhu baladka gobolka Sool Sheekh. C/Naasir Xaaji Axmed . Wafdigan

(September 30, 2015)
New York:-Safiirka urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaalia Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Golaha 88 uga warramay arrimo badan oo Soomaaliya ku saabsan gaar ah Ku simaha Madaxweynaha DFS oo baaq nabadeed u direy Walaalaha Sool Iyo Nugaal
(September 29, 2015)
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xiisadaha u dhaxeeya beelaha w

(September 29, 2015)
New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha caalamka ee ka qeybgaley shirkii gaarka ahaa arrimaha Soomaa

(September 29, 2015)
Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa maanta gaaray magalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey Maamulka gobolka, kan degmada iyo mas'uuliyii

(September 29, 2015)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaa uu ka jeediyey golaha guud ee QM waxaana uu ka warbixiyey xaalada Soomaaliya iyo wixii u qabsoomay DFS ilaa intii lo Firqada Axbaashta ee Lunsan Sh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo)
(September 28, 2015)
Oslo:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro silsilado ahaa ee uu jeediyey Sh. Dr Cali Maxamed Saalax waxaana caawa idiin soo gudbinayno Firqada Axbaasha oo ay Soomaali badan aqoon gaar ahaan kuwa nool

(September 28, 2015)
Xudun:-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo Ka Mida isimada Sool sanaag iyo Cayn ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha dirirtu ku dhex martay deegaanada Qorilay iyo Magaclay .Garaadka oo ku sugnaa magaalad

(September 28, 2015)
Laascaanood:-Munaasabad lagu qabtay xarunta koowaad ee Jaamacada Nugaal ee magaalada Laascaanood ayaa waxa ka qayb galay maamulka sare, Macalimiinta iyo qaar ka mida waalidiinta ardaydaasi cusub. Mu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|