Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo Booqday Jiida Hore ee Deegaanka Godad (Masawiro)
(August 29, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-8-2015 booqday ciidanka ku sugan jiida hore ee deegaanka Godod oo qiyaastii 30-kiilo mitir ujirta ma
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo gaaray magaalada Abu Dhabi
(August 29, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaa oo
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo soo xiray Shirweynaha Wada-tashiga Puntland.[Cod/Masawiro]
(August 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-8-2015 si rasmi ah waxaa uu u soo xiray  Shirweynaha Wada-tashiga Puntland. Shirweynahaan
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh oo gaaray Marka
(August 29, 2015)
Marka:-Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhaw gaaray magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose. Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan
Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku sameeyey Ciidanka Daraawiishta ee gobalka Mudug .
(August 29, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka kormeer ku sameeyey ciidamada Daraawiishta ee gobalka Mudug waxaana uu booqday deegaanka Godad ee Gobolka Mudug.