Ciidamo taabacsan dowladda Yemen oo la wareegay magaalada Zinjibar [Daawo]

August 9, 2015 - Written by Editor

150809133216_yemen_640x360_reutersYemen:-Ciidamo taabacsan dowladda Yemen ee taageerada ka heleysa isbeheysiga uu Sacuudiga hogaaminayo ayaa waxa ay dib ula wareegeen magaalada Zinjibar ee koofurta, halkaas oo ay haysteen mucaaradka Xuutiyiinta, iyo xulafadooda. Inay gacanta mucaaradka ka baxdo magaalo madaxda gobolka Abyan, waxay dharbaaxa kaloo weyn ku tahay Xuutiyiinta oo bishii la soo dhaafay laga saaray magaalada Cadan.

Maleeshiyaadka taageersan dowladda Yemen ayaa magaalada Cadan waxay u adeegsanayaan goob ay ka qaadaan duullaanka ka dhanka ah mucaaradka.

Laakiin iyagoo sii wada deegaanada ka leh ee ay qabsanayeen, Sabtidii waxaa ay la kulmeen dib u dhac kadib markii si qalad ah ay diyaaradaha isbeheysigu ay ciidamadooda u duqeeyeen, waxaana ka dhimatay in kabadan 20 qof.

BBC Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online