Gudoonka Baarlamaanka DFS oo Aqbalay Mooshinkii laga gudbiyey Madaxweyne Xassan Sheekh
August 14, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoonka Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu xusay in gudoonka Baarlamaanka ay aqbaleen mooshin ka dhan ah Madaxwey naha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo ay soo gudbiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka oo tiradoodu ay gaarayaan 93 Xildhibaan.
Hoos ka eeg warsaxaafadeed ka soo baxay Guddoonka golaha baarlamanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya
no images were found
A/cawaale
Halgan.net