Jaamacat Al-Najaax oo Shirweyne u qabatay qaar ka mid ah Jaamacadaha ka jira dalka(Masawiro)

August 12, 2015 - Written by Editor

IMG_2614Burco:-Jaamacaha Najaax ayaa waxaa ay u qabatay qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka kuwooda ugu muhiimsan Shirweyne waxaana Shirweynaha soo agaasimaya Musasada Al-Manaar.

Shirweynahan oo ahaa kii ugu horeeyey oo lagu qabtay dalka gudihiisa  ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Burco ee xaunta gobalka Togdheer waxaana ka mid ahaa arimaha looga hadlay
خلق أصول التواصل بين الجتمعات الصومالية عبر مؤسسة المنار للتعليم العالي .
تبادل الخبرات في التعليم العالي .
تكليف وحث مؤسسة المنار للقيام بالتنسيق والتواصل مع العالم الخارجي من أجل خلق علاقات بين الجامعات الخارجية والجامعات الصومالية

Jaamacadaha ka soo qeyb galay Shirweynaha ay qabatay Jaamacada Al-Najaax waxaa ay kala yihiin.

no images were found


1- جامعة النجاح برعو
2- جامعة بدر هرجيسا
3- جامعة إمام مقديشو
4- جامعة نجال لاسعانود
5- جامعة شرق أفريقيا بوصاصو
7- الجامعة الإسلامية مقديشو
8- جامعة بلدوين بلدوين

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online