Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Dr Cabdalla [Dhagayso]
August 28, 2015 - Written by EditorNairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimce ee maanta ka baxday Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Khudbada Jimce ayaa waxaa soo jeediyay Dr Cabdalla waxaan uu oga hadlay fadliga Xajka iyo Ahdaafta loo jideeyay Xajka.
Masjidka Al-hidaaya
Nairobi,Kenya