Madaxweyne Dr.Gaas oo Kulan la qaatay saraakiisha Ammaanka , Garsoorka iyo Maamulka Gobolka Mudug.[Masawiro]

August 13, 2015 - Written by Editor

gaas2Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-8-2015 Qasriga uu ka deganyahay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kulan kula qaatay saraakiisha amaanka , Garsoorka iyo maamulka Gobolka Mudug.

Shirka ayaa mudadii uu scoday madaxweynuhu warbixino ka dhagestay laamaha amaanka iyo maamulka Gobolka Mudug, waxaana ay ka xogwarameen xaaladda guud amaan ee Gobolka , kaasi oo ay sheegeen inay tahay  mid degen, adeega dawladana uu si habsami leh uga soconayo.

Sidookale Saraakiisha amaanka ayaa dhankooda kullanka ka sheegay in amaanka Gobolka Mudug si wacan laamaha amaanku ugu howlgalayaan xiliyada maalintii iyo habeenkii , waxaana socda dadaalo lagu horumarinayo dhanka amaanka.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qeybaha kala duwan ee buslhada Gobolka Mudug ugu baaqay in ciidanka amaanka ay la shaqeeyaan , kuna soo wergeliyaan falkasta oo lidi ku ah amaanka Dalka .

-DHAMMAAD-

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online