Masajidka Atawbah oo ku Soo biiray Golaha Imaamyada ee W/Maraykanka (Masawiro)

August 13, 2015 - Written by Editor

IMG_4922Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Magaalada Des Moines ee Gobalka IOWA Gaar ahaan Masaajidka Atawbah.Xafladaas oo loo qabtay ka mid noqoshada Majliska Iimaamyada ee Waqooyiga Maraykanka.

Godoomiyaha Golaha Fulinta ee Majliska Sh Abdullahi Abul-Fadli Iyo Imaamka Masaajidka Abu-Huraira ee Magaalada Rochester,Mn Sheikh Siyaad Sh Mohamed Loxos oo matalayay Golaha iimaamyada iyo Sh Mahamed Deeq iyo Sh Ali Adan Mohamed oo Kala ah Iimaamka Masajidka iyo Gudoomiyaha .

Masaajidka Atawbah oo iyagana matalayay Masajidka Atawbah ee Magaalada Des Moines ee GOBALKA IOWA ayaa ukala saxiixay Ducumintiga kamid noqoshada Golaha Iimaamyada.

Golaha iimaamyada ee W/Maraykanka oo qayb wayn ka qaatay Dhismihii iyo iibitaankii Masajidka oo hada ay ku
dhimantahay lacag ka yar $100,000,ayaa waqti walba wuxuu ku hawlanyahay horumarinta Dacwada ee wadankan maraykanka iyo nawaaxigiisa,gaar ahaan jaaliyada soomaliyeed.

no images were found

Masaajidkan Atawbah wuxuu noqonayaa Masaajidkii 26 eed ee kamid noqdo Golaha Masaajida ee W/Maraykanka ee uu Maamulo.

Illaahay Waxaan ka rajaynaynaa inuu midnimadaa umada islaamka ah xoojiyo.

Xagiiska Iclaamka ee Golaha Isutaga Masajida ee W/Maraykanka.
Minneapolis/Mn.

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online