Golaha Wasiirada DFS oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(August 28, 2015)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, i
Wasiirka G/dhiga DFS oo Hadal u Jeediyey Saraakiil Tababar uga Socdo Dalka Masar (Masawiro)
(August 27, 2015)
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa booqday xarun lagu tababaro Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla
Madaxweynaha Puntland oo mar kale kormeeray xarumo muhiim ah oo ku yaala magaalada Gaalkacyo (Masawiro)
(August 27, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-8-2015 kormeeray Xabsiga weyn , Xerada siinaay , ciidanka kamaan doosta ee Garoonka diyaa
Shirkii 14-aad ee Golaha Imaamyada oo si habsami leh ku soo afmeermay qodobo muhiim ahna ay ka soo baxeen
(August 27, 2015)
Minneapolis:-Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ee Soomaaliyeed ayaa shirkoodii sanadlaha ahaa ku qabtay sanadkan Xarunta wayn ee Abuubakar ee Minneapolis, shirkaas oo ahaa, kii 14-aad. Shirka ayaa w
Shirweynaha wadatashiga Puntland ee ka socday magaalada Gaalkacyo oo galay maalintii 3aad
(August 27, 2015)
Gaalkacyo:-Shirweynaha wadatashiga Puntland ee ka socoda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa galay maalintii 3aad iyadoo ay ka soo qeyb galayaan ergooyin ka kala yimid gobalada Puntland.
Ra’iisul wasaarah DFS Dr Cumar Cabdirashiid oo laga sugayo Kismaayo
(August 27, 2015)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in Ra'isal Wasaaraha DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake la filayo in uu gaaro maanta magaalada Kismaayo ee xa
Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax iyo Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW ee Kalsan Tv (Daawo)
(August 26, 2015)
London:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo ah Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq ayaa waxaa uu marti u ahaa Tv-ga Kalsan gaar ahaan Barnaamijka Raaca Suna Nabiga CSW waana barnaamij ka baxa Kalsan TV waxaana B
Machadka Al-Faaruuq oo laga furay Bacaadweyn. (Masawiro)
(August 26, 2015)
Gaalkacyo:-Machadka Barashada Shareecada Islaamka iyo Carabiga ee Al-Faaruuq waa Machadkii ugu horeeyey ee noociisa ah oo laga furo Gobolka Mudug, waxaana la furay 01/02/2006 dii, Markii la arkay baah
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo maanta qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub
(August 26, 2015)
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga, Waxbarashada, Qorshaynta, Diinta iyo Awqaafta, Warfaafinta iyo Deegaanka ayaa maanta kulan
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Booqday Diinsoor
(August 26, 2015)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dinsoor ee Gobolka Bay oo dhowaan laga qabsaday ururka Al-Shabaab. Madaxwynaha Soomaaliya waxaa safarka ku wehe

« Previous PageNext Page »