Raabidada Culumada Islaamka oo Bayaan ka soo saraay weerarada lala beegsanayo Masaajida.(Akhriso)
August 8, 2015 - Written by EditorHay,da Raabida Culumada Islaamka ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen weerarada kooxaha Khawaarita ay bilaabeen in ay la beegsadaan Masaajida ay Muslimiinta ku cibaadeystaan waxaana ay umada Islaamka uga digeen ficilka guracan oo ay ku kacayaan kooxaha Khawaarijtu.
Hay,da Raabida Culumada Islaamka ayaa sidoo kale waxaa ay ka digtay dhibaatooyinka kooxaha xagjirka ah ee Shiicada ay ka geysanayaan Ciraaq iyaga oo xasuuq ba,an u geysanaya Muslimiinta Suniga ee ku nool Ciraaq.
Hoos ka Akhriso Bayaanka Raabidada Culumada Islaamka ay ka soo saraay weerarada lala beegsanayo Masaajida. no images were found
Halgan.net