Sh.Cabdulaahi Sh.Maxamed oo waraysi uu siiyey Idaacadda DFS ku sheegay in uu ka goostay Al-shabaab.[Daawo]
August 3, 2015 - Written by EditorKismaayo:-Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa xubnihi ku biiray Al-shabaab ayaa ka soo goostay waxaan wadaadkaan ka sheekeeyey sababaha uu ugu biiray Al-shabaab iyo wax uu la kulmay intii uu xubin ka ahaa ururka Al-shabaab. Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed ayaa waxaa waraysiga uu bixiyey uu siiyey Idaacadda ku hadasha Afka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan waraysiga qaaday wariye Maxamed Xassan Xiis oo ka mid ah wariyaasha Idaacadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka howl gala Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo.
Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Hogaanka ururka Al-shabaab oo ku saabsan in Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed uu ka goostay ururkooda.
Hoos ka Daawo waraysiga uu wariya Maxamed Xassan Xiis la yeeshay Sh.Cabdulaahi Sheekh Maxamed
A/cawaale
Halgan.net