Sh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka hadlay doorashada madaxda Jubbaland.[Dhagayso]
August 5, 2015 - Written by EditorNairobi:-Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ahaa dadkii tartamay doorashadii la qabtay 2013-kii ee dowladda Jubaland ayaa waraysi uu siiyey idaacadda BBC-da waxaa uu sheegay in aysan macquul ahayn in doorasho ay ka dhacdo 25 Augusto dowladda Jubbaland. Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul ayaa ku booriyey in Barlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ay ka soo baxaan howsha loo igmada oo ah in doorashadu ay dhacdo waqti fiican iyadoo laga digtoon yahay dib u dhac ku yimaada maamulka Jubbaland ee hadda meel fiican maraya.
Hoos ka Dhagayso waraysiga ay BBC-du la yeelatay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul waxa uu ka mid ahaa dadkii tartamay doorashadii la qabtay 2013-kii Jubbaland
[audio: http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/08/shakuuljubacandidateiv_150805_jubaland_eletion_reaction_au_bb.mp3]
Halkaan ka Dhagayso MP3
A/cawaale
Halgan.net