Sh. Umal ayaa khudbadiisii maanta uga hadlay u baarri-noqoshada waalidka.[Daawo]

August 7, 2015 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa ee uu qeybtii koowaad jimacadii hore kaga hadlay. Sida shareecada Islaamka ay u ilaalisay xaqa waalidka ayuu sheekhu aad ugu nuux-nuuxsaday, isagoo sidoo kale sheegay in dadka aan islaamka ahayn ay aad u dayaceen xuquuqda waalidka. Khudbada oo ahayd mid aad loo jecleystay ayaa sheekhu waxa uu bulshada hor-dhigay nuxuusta ku soo aroortay mowduucaan.

Hoos ka daawo Khudbadii maanta ee uu Sh. Umal  uga hadlay u baarri-noqoshada waalidka.

Somalireal.com/Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online