Bayaan culimadu ka soo saareen Kutub xanbaarsan fikirka shiicada in la keeno deegaanada Puntland‏

September 17, 2015 - Written by Editor

BayaanBoosaaso:-Kulan ay maanta ku yeesheen culimada Soomaaliyeed magaaada Boosaaso ka dib qaylo dhaan ka timid Kutub Xambaarsan Fikriga Shiicada ah oo laga soo rarayo dalka Imaaraadka carabta ayaa culimadu waxaa ay sameeyeen daba gal ka dibna markii ay hubsadeen arrinkaan oo lid ku ah Caqiida Islaamka iyo midnimada umada Soomaaliyeed waxaa ay soo saareen bayaankaan ay uga digayaan Kutubtaas in la keeno guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Puntland.

Hoos ka akhri Bayaan culimadu ka soo saareen Kutub xanbaarsan fikirka shiicada oo ku soo wajaha deegaanada Puntland‏

no images were found

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online