Cabdirisaq Maxamuud Ali Yusuf Keenadiid oo ku geeriyooday dalka Turkiga

September 26, 2015 - Written by Editor

tacsi4Waxaan si murugo leh ugu tacsiyeyneynaa dhamaan qoyska reer Keenadiid gaar ahaan Ilmo Maxamuud Cali Keenadiid.[Ilmo Baliile] ka dib geeridii ku timid Abdirisaq Maxamuud Ali YusufKeenadiid.[Abdirizaq Baliil] oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga Waxaan Allihii weynaa ee Raxmadda iyo naxariista badan uga baryeynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, annagana iyo weliba dhammaan Ehelka iyo qaraabada iyo asxaab uu samir iyo iimaan naga siiyo.

Aamiin Yaa Rabbi. „Eebbow Geeridu waa dhab e noo kala dheeree … Aamiin“

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online