Dagaal saaka beelo oodwadaag ah ku dhexmaray deegaanka Qorilay ee gobolka Sool

September 23, 2015 - Written by Editor

1Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta  Gobolka Sool ayaa sheegay in saaka la keenay Cusbitaalka magaalada Laascaanood dhawacyo dhowr qof ah ka dib dagaal dib uga qarxay deegaanka Qorilay ee gobolka Sool. Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhexeeya laba beelood oo ood wadaag ah kuwaaso mudo dheer colaadi ka dhexeysay ayna socotay dhexdhexaadintooda.

Dagaalka ayaa dhacay saaka waxaan uu ka dhacay duleedka dhinaca Koonfureed ee Qorilay oo ilaa 70 km dhan koonfureedka kaga beegana magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Dhinac kale warar kale ayaa sheegay in dhaawacyo kale loo qaaday dhinac magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug , Culimada , Issimada yo waxgaradka labad beelood ee walaalaha ah ayaa waxaa ay wadaan dhex dhexaadin si loo qaboojiyo in dagaal kale uusan dib danbe u dhicin.

no images were found

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii alle idmo

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online