Idaacadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Radio Muqdisho oo shaqadii laga joojiyey
September 16, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde ayaa waxaa shaqadii looga joojiyey idaacadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee Radio Muqdisho. Warsaxaafeedka ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde ayaa waxaa ay u wargeliyeen laamaha amaanka , gudooiyaasha Gobolka xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland in shaqadii laga joojiyey Idaacadda ku hadasha afka dowladda federaalka Soomaaiaya ee Radio Muqdisho.
Hoos ka dhagayso warsaxaafadeedka ka soo baxay wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net