Idaacadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Radio Muqdisho oo shaqadii laga joojiyey

September 16, 2015 - Written by Editor

soocaddeGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde ayaa waxaa shaqadii looga joojiyey idaacadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee Radio Muqdisho. Warsaxaafeedka ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde ayaa waxaa ay u wargeliyeen laamaha amaanka , gudooiyaasha Gobolka xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland in shaqadii laga joojiyey Idaacadda ku hadasha afka dowladda federaalka Soomaaiaya ee Radio Muqdisho.

Hoos ka dhagayso warsaxaafadeedka ka soo baxay wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde

no images were found

M_M_Deeq

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online