Jaaliyada Finland ee ku dhaqan Leicester oo tacsi u diraya Ehelada Xaji Maxamed Xaji Aweys

September 26, 2015 - Written by Editor

tacsi4Leicester:-Jaaliyada Finland ee dalka Uk ku dhaqan gaar ahaan magaalada Leicester ayaa waxaa si wada jir ah tacsi ugu dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Adeer Xaaji Maxamed Xaaji Aweys Afrax oo ku geeriyooday maanta oo jimca ah caasimada dalka Finland ee Helesinki.

Waxaa alle uga baryeynaa inuu Jannatul fardoos ka waraabiyo dhamaan ehelada iyo Qaraabada  uu ka geeriyoodayna uu ku arzako Sabar iyo Iimaan   Aamiin.

Leicester
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online