Madaxweyne Ku xigeenka Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabiley madaxa Madaxa ICRC Mr Jordi Rainch (Masawiro)

September 14, 2015 - Written by Editor

1Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdi Xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta madaxa ICRC u qaabilsan dalka Soomaaliya MR Jordi Raich Curco .

Kulanka uu la qaatay Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdi Xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camey madaxa ICRC u qaabilsan dalka Somalia Mr. Jordi Raich Curco ayaa waxaa uu ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Garoow.

Mr. Jordi Raich Curco iyo Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdi Xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa waxaa ay kulankooda uga hadleen sare u qaadida baraamijta ICRC ka fulinayso deegaanada Puntland.

no images were found

.

Madaxa ICRC Mr. Jordi Raich Curco ayaa ka warbixiyey waxqabdka Hayadda ICRC waxaana uu balan qaaday in ay dardargalin doonaa baraamijta ay ka fuliso deegaanada Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online