Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(September 11, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay agoonta iyo sida ay shareecada u
Machadka Daraasaadka islaamiga Al-Imaam Al- Nawawi oo laga furayo Leicester
(September 11, 2015)
Leicester:-Dhammaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxaa loogu bishaareynayaa in la furi donno Machad islaami ah oo loogu magac daray Al-Imaam Al-Nawawi kaas
Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay dagaalka Caabud-waaq
(September 10, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Cadaalada Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac Ilka-
Madaxweynaha S/land oo ku Dhawaaqay xilliga doorashooyinka Somaliland (Akhriso)
(September 10, 2015)
Hargeyso:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku goor dhow ku dhawaaqay xiliga rasmiga ah oo ay doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada somaliland ka dhici doonaan d
Baarlamaanka Maamulka Jubaland oo lagu darayo 10 xubnood (Daawo)
(September 10, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu ku dhawaaqay in t
Waa Sidee Maanta Xaaladda Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ?
(September 10, 2015)
Caabudwaaq:-Xaaladda degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib laba maalmood oo ay ku dagaalameeyn maleeshiyo kala taabsacsan Ahlu-Sunna iyo Wasiirka ganacsiga Galmudug Cabdiladi
Madaxweyne Puntland oo xerada Abqaalle Tababar ugu furay ciidan Boolis ah (Masawiro)
(September 10, 2015)
Abqaalle:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-9-2015 tababar ugu furay xerada Abqaale oo ku taala Degmada Xarfo Ciidan Booliis ah oo lag
Maxamuud Sayid Aadan iyo Maxamed Aw Libaax oo gaaray magaalada Kismaayo (Daawo)
(September 10, 2015)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xaunta Gobalka J/Hoose Maxamuud Sayid Aadan iyo Maxamed Aw Libaax oo ah siyaasiyiin ka soo jeeda gobalka Gedo oo si weyn uga soo horjeeday Maamulka J
Madaxweynaha DFS oo gaaray goor dhow gaaray degmada Afgooye
(September 10, 2015)
Afgooye:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaana ujeedada socdaalka Madaxweynaha DFS lagu sheegay in uu kormeerayo xaalada ami
Muxaadaraadkii ay culimadu ka jeediyeen Mutamarkii ka dhacay magaalada Leicester.[Masawiro/Cod]
(September 10, 2015)
Leicester:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaadkii kala duwanaa oo ay culimadu ka jeedi yeen Mutamarkii Islaamiga ahaa ee ka dhacay magaalada Leicester ayna soo qaban qaabisay Mu'ssadda Irshaad,

« Previous PageNext Page »