Warbixin qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.[Dhagayso]
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Qaraxa oo dhacay lixdii maqrinimo ayaa loo adeegsaday baabuur waxaa ku dhintay ugu yaraan toddobo, ku dhawaad toban kalena waa ay dhaawacantay. madax tooyada, ayaa waxaa maal mihii ugu danbe
Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax gardka Cape town (Masawiro)
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Cape town iyo hareeraheeda, ayaa manta lagu qabtay markazka Assunna ee raacsan go
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo Qarax lagu weeraray
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqisho ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray gaari uu la socday wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay xili qorshuhu ahaa in shir jaraa'id ay si wada jir ah u q
Afhayeenka Dowladda Puntland C/llahi (Quraan-jecel) oo laga waraystay Shirka Muqdisho.[Dhagayso]
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka Dowladda Puntland Cabdullahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel) oo la hadlay saxaafadda ayaa xusay in wafdiga dowladda Puntland aysan wax shir ah ka qayb gelin marka laga reebo shirkii
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga ee lagu qabtay Muqdisho
(September 21, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda dawladda Federaalka iyo mamul goboleedyada ay heshiis ka gaareen qodobada qaar ayna ugu muhiimsan
Mowqifka dowladda Puntland ee shirka wadatashiga qaran ee geeddi socodka doorashada 2016
(September 21, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland iyadoo ilaalinaysa mas’uuliyadda ka saaran dadkeeda iyo ummadda Soomaaliyeed waxay go’aansatay in ay ka qeyb-qaadato geedi socodka doorashooyinka 2016-ka. Puntland waxay
Ra’iisul-wasaaraha DFS oo casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Puntland Dr Gaas.[Masawiro]
(September 20, 2015)
Muqdisho:-Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-9-2015 qado sharaf hoygiisa magaalada Muqdisho ugu sameeyey Madaxweyn
Fadliga maalinka Carafa iyo Axkaamta Udxiyada Sh Maxamed Umal [Dhamaad]
(September 20, 2015)
Nairobi:-Walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed meel kastood ka joogtaan Daartan dhamaaneysa. waxaan idinkugu bishaareynayaa inay caawa jiri doonto Muxaadaro cinwaankeedu yahay فضل يوم عرفة وأ
Madaxweynaha Puntland iyo J/land oo ka baxay Shirka wadatashiga ee ka socda Muqdisho
(September 20, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa iskaga baxay Shirka wadatashiga ee maalintii labaad ka soconaya Magaalada Muqdisho . Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho
Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo BBC-da waraysi siiyey.[Dhagayso]
(September 19, 2015)
Muqdisho:-Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo u waramay weriyaha BBC-da C/llahi Sh.Cabdirisaaq ayaa waxaa uu ka waramaya Shirka wadatashiga doorashada 2016 oo maanta ka furmay m

« Previous PageNext Page »